Cabdiraxmaan Faroole oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Cabdiraxmaan Faroole oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (dhegayso)

Cabdiraxaman Sheikh Maxamed Maamuuud faroole Madaxweynihii Hre ee Puntland Hadana ah Xubin ka Trsan Baarlamanka Aqlka Sare oo Manata shir jaraaid ku q

Beesha Caalamka oo Ka Hadashay Doorashadda Somaliland Kadhacaysa
Xaaf, Madaxweynaha Dooran ee Galmudug, ‘Ahlusunna Maamulkayga Qayb bay ka Noqon doontaa’
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan ku saabsan amniga doorashada la yeeshay gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS

Cabdiraxaman Sheikh Maxamed Maamuuud faroole Madaxweynihii Hre ee Puntland Hadana ah Xubin ka Trsan Baarlamanka Aqlka Sare oo Manata shir jaraaid ku qabtay Garoowe ayaa k Hadlay arima ay Mid yihiin Colaada Ka Jirta Degaana dhaca Waqooyiga Degmada Butinle ee gobolka nugaal .

Faroole Waxaa kale oo uu ka Hadlay kuna Tilmaamay Mid Umada Lagu Hagar Daameynayo Shirka Ka dhacay Garoowe oo Looga Hadlayay dhameystirka Dastuurka Soomaliya Kaas oo isugu yimadeen Wasaardaa Dastuurka iyo Tan Mamaulada Dalka .

Dhinaca Kale Cabdiraxmanan Faroole Wuxuu ka Hadalay Khillf dhawaantaanba Taagnaa ooo u dhexeeyay Labada Aqal ee Barlamanka Dalka wuxuuna Eedayn kulul u soo jeediyay Gudoomiyaha Barlamaanka Aqalka Hoose Maxamed SHeikh Cismana Jawaari .isagoo uga Digay inuu Baarlamanada Maamuada Xiriir dhow la Sameeyo …

Ugu Danbeyntii Farole aya ka Hadlay Arimaha Dekada Bosaaso Wuxu shacabka Reer Puntland ugu baaqay inay la tageero Mashaariicda Horumarineed ee Dalka ka Socdo Dawladana Wuxu ugu baaqay inay shacabka ka qanciso waxa ay tabanayana

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: