Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan ku saabsan amniga doorashada la yeeshay gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan ku saabsan amniga doorashada la yeeshay gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi

Guddiga Farsamada Galmudug oo fariin udiray Odayaasha dhaqanka
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka madaxa Banaan oo Beesha Caalamka Fariin u diray

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.

Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: