Boqor Burhaan oo Baaq Nabadeed u jeediyaay Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

HomeWararka

Boqor Burhaan oo Baaq Nabadeed u jeediyaay Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa Baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya howdka Cagaare oo hoostaga g

Midowga Afrika oo kala dhex galay Xiisadda Itoobiya iyo Masar
Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.
Nin Xaaskiisa oo 12 Carruur ah u Haysay Ku Diley Deegaanka Fiqu-filiye (dhegayso)

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa Baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya howdka Cagaare oo hoostaga gobalka sool,isago ku baaqay in la joojiyo dagaalka.

Beelaha ayuu sheegay in loo bahanyahay in dagaalka la joojiyo dhiigna an micno darro lagu daadin,wuxuna ugu baaqay in Alle dartii lagu joojiyo dagaalka.

wuxuu ugu baaqay in waddahadal la isugu yimaado,isago sheegay in uu tagi doono degaanka dhibtu kasocoto,wuxuuna waxgaradka labadda dhinac ugu baaqay inay arrinta fadhiga uga kacaan.

Hoos kadhegayso Waraysiga Boqorka wuxuna u waramay Wariye Jamaal Faarax Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: