Guddiga Joogtada ee Barlamaanka Puntland oo la kulmay dhigooda Xamar (Sawiro)

HomeWararka

Guddiga Joogtada ee Barlamaanka Puntland oo la kulmay dhigooda Xamar (Sawiro)

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Dowladda somaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Joogtada ee Golaha wakiilada Dowlad Puntland. Kulanka oo uu Shir

Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)
Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maamulka Galmudug oo dowladda faderaalka ku eedeeyey inay faragalin ku wado

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Dowladda somaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga Joogtada ee Golaha wakiilada Dowlad Puntland.

Kulanka oo uu Shir gudoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxammed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa looga hadlayaa wada shaqaynta golashaaya sharci dajinta ee labada dhinac.

Intay jogaan Muqdisho Xildhibaanadda Kasocda Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa waxay kulamo kala duwan la qaadan donaan Mudanaayasha Labadda aqal,waxaana ujeedka uu yahay waddashaqayn iyo Aqoon koroorsi dhexmarta labada Barlamaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: