Dowladda Hoose ee Garowe oo bilowday Burburinta goobaha Sharci darrada ah (dhegayso)

Dowladda Hoose ee Garowe oo bilowday Burburinta goobaha Sharci darrada ah (dhegayso)

Dowladda Hoose ee Garowe ayaa bilowday dardar galinta Duminta goobaha sharic darrada ah ee dowladdu mamcuucday,iyado dowladu howlgalkan sheegtay inuu soconayo.

Masuuliyiin uu kamid yahay Xoghayaha dowladda Hoose ee Cusub iyo duqa Garowe ayaa howlgalkan bur burinta ah goobaha sharci darrada.

Wariye Xaawo Axmed maxamed ayaa warbixintan kadiyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com