Dowladda Hoose ee Garowe ayaa bilowday dardar galinta Duminta goobaha sharic darrada ah ee dowladdu mamcuucday,iyado dowladu howlgalkan sheegtay inuu soconayo.

Masuuliyiin uu kamid yahay Xoghayaha dowladda Hoose ee Cusub iyo duqa Garowe ayaa howlgalkan bur burinta ah goobaha sharci darrada.

Wariye Xaawo Axmed maxamed ayaa warbixintan kadiyaarisay

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com