Degaanadda Jubbaland oo si weyn looga dabaal dagay ,kadib Guushii Xulka Jubbaland (dhegayso)

HomeWararka

Degaanadda Jubbaland oo si weyn looga dabaal dagay ,kadib Guushii Xulka Jubbaland (dhegayso)

Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa shalay ku guulaystay Koobkii Maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir ,iyado meelo badan oo dhulka Jubbaland ah lag

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
In Ka Badan 120 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Wadanka Pakistaan
Wasiir Cawad “Beesha Caalamka waxaan uga dignay sida ay u ilaalin lahaayeen madaxbanaanida dalka (daawo)

Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa shalay ku guulaystay Koobkii Maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir ,iyado meelo badan oo dhulka Jubbaland ah laga dareemay guusha Xulka Jubbaland ,kadib markii Xulka Puntland lagaga adkaaday 1-0.

Magaalooyinka Kismaayo ,Doolow,Garbaahrey.iyo meelo kale oo dhulka Jubbaland ah ayaa waxaa isugu soo baxay shacab Farabaddan oo tageersan guusha Xulka Jubbaland.

Wariye Faarax yemani ayaa Warbixintan inooso koobaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: