Degaanadda Jubbaland oo si weyn looga dabaal dagay ,kadib Guushii Xulka Jubbaland (dhegayso)

Xulka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa shalay ku guulaystay Koobkii Maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir ,iyado meelo badan oo dhulka Jubbaland ah laga dareemay guusha Xulka Jubbaland ,kadib markii Xulka Puntland lagaga adkaaday 1-0.

Magaalooyinka Kismaayo ,Doolow,Garbaahrey.iyo meelo kale oo dhulka Jubbaland ah ayaa waxaa isugu soo baxay shacab Farabaddan oo tageersan guusha Xulka Jubbaland.

Wariye Faarax yemani ayaa Warbixintan inooso koobaya


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com