Wacaal daray ah: Xulka Jubbaland oo ku guulaystay Koobkii Mamaul gobaleedyada

HomeWararka

Wacaal daray ah: Xulka Jubbaland oo ku guulaystay Koobkii Mamaul gobaleedyada

Waxaa gordhow soo dhamaatay Ciyaar xiiso leh oo u dhaxaysay Xulaalka Puntland iyo Jubbaland ,taas oo ahayd mid garoonka soo buux dhaafisay Tageerayaal

Bosaaso oo lagu qabtay shir ku saabsan aaya-ka-tashiga daljoogta Puntland (dhegayso/sawirro)
Maamulka gobolka Hiiraan oo ka digay garsoorka loo aado Al-shabaab
Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Waxaa gordhow soo dhamaatay Ciyaar xiiso leh oo u dhaxaysay Xulaalka Puntland iyo Jubbaland ,taas oo ahayd mid garoonka soo buux dhaafisay Tageerayaal baddan.

Xulka Jubbaland ayaa kaga badiyeey Xulka Puntland 1-0 ,iyado Puntland iska khasaarisay fursado dhowr ah oo soo maray ciyaarta qaybteedi dambe,waxaana sidaa koobkii maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir ku guulaystay Xulka Kubadda Cagta Jubbaland.

Garoonka Waxaa soo buuxdhafiyaay Tageerayaasha Xulka Jubbaland ,kuwas oo goobta ku qaaadaya heesaha Dhaantada ee hiddaha iyo dhaqanka u ah jubbaland sido kale waxaa ku sugan Garoonka Fanaaanka Cali dhaanto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: