Wacaal daray ah: Xulka Jubbaland oo ku guulaystay Koobkii Mamaul gobaleedyada

Wacaal daray ah: Xulka Jubbaland oo ku guulaystay Koobkii Mamaul gobaleedyada

Waxaa gordhow soo dhamaatay Ciyaar xiiso leh oo u dhaxaysay Xulaalka Puntland iyo Jubbaland ,taas oo ahayd mid garoonka soo buux dhaafisay Tageerayaal baddan.

Xulka Jubbaland ayaa kaga badiyeey Xulka Puntland 1-0 ,iyado Puntland iska khasaarisay fursado dhowr ah oo soo maray ciyaarta qaybteedi dambe,waxaana sidaa koobkii maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir ku guulaystay Xulka Kubadda Cagta Jubbaland.

Garoonka Waxaa soo buuxdhafiyaay Tageerayaasha Xulka Jubbaland ,kuwas oo goobta ku qaaadaya heesaha Dhaantada ee hiddaha iyo dhaqanka u ah jubbaland sido kale waxaa ku sugan Garoonka Fanaaanka Cali dhaanto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com