Xubno katirsan Barlamaanka Puntland oo Muqdisho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

HomeWararka

Xubno katirsan Barlamaanka Puntland oo Muqdisho lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Barlamaanka Federaalka ee Somaaliya ayaa maanta Muqdisho kusoo dhaweyaay Xubno gaaraya 25 xubnood oo katirsan Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Puntl

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo ku geeriyooday shil gaari
Puntland iyo Jubbaland Maxay saluugsanyihiin?(Daawo)
Abdelfatah Mohamed Sugulle “Shirka waxaa laga filan karaa inay kasoo baxdo wax ka duwan wixii..

Barlamaanka Federaalka ee Somaaliya ayaa maanta Muqdisho kusoo dhaweyaay Xubno gaaraya 25 xubnood oo katirsan Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Puntland,iyado ujeedka safarkooda ee Muqdisho lagu sheegay Aqoon koraarsi.

Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Somaaliya ayaa Muqdisho kusoo dhaweyeey Xubnahan Kasocda Barlamaanka Puntland oo maalmo sii joogi doona Caasimadda Muqdisho.

Cabdikariin xaaji cabdi buux xoghayaha guud ee Golaha shacabka ayaa WarbaahintaUga Waramay wafdigaan xubnaha uu ka koobanyahay iyo ujeedada ay uyimaadeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: