Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

HomeWararka

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hadlay xariga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta lasiidaayay. Golaha ayaa sheegay inuu soo dhowaynayo siidaynta siyaasigan, balse ay ka digayaan in siyaasiyiinta loo beegsado inay dowladda kasoo horjeedaan.

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Maxaa looga hadlay kulankii Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ?
MADASHA DALJIR IYO DADWEYNAHA BANDIRADLEY

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hadlay xariga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta lasiidaayay.

Golaha ayaa sheegay inuu soo dhowaynayo siidaynta siyaasigan, balse ay ka digayaan in siyaasiyiinta loo beegsado inay dowladda kasoo horjeedaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: