Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hadlay xariga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta lasiidaayay.

Golaha ayaa sheegay inuu soo dhowaynayo siidaynta siyaasigan, balse ay ka digayaan in siyaasiyiinta loo beegsado inay dowladda kasoo horjeedaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com