Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Daljir uga warbixiyaay Shirkii Maaliyada ee kismaayo ka furmay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Daljir uga warbixiyaay Shirkii Maaliyada ee kismaayo ka furmay (dhegayso)

Shir lagu midaynayo canshuuraha dalka ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiirada maaliyadd

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo gudi u magacabay dhacdadi Sheerbi
Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Heshiiskii Dhexmaray Itoobiya Iyo Jabhada TPLF
Amniga Muqdisho oo si wayn loo adkaynayo

Shir lagu midaynayo canshuuraha dalka ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiirada maaliyadda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Waxaa la isku afgartay in si midaysan loo canshuuro qaadka, sigaarka iyo waxyaabaha kalle ee dalka soo galaya, sidoo kalena wajiga xiga loo gudbi doono midaynta canshuurta badeecadaha nolosha dadka taabanaya, wasiirka maaliyadda ee Puntland Cabduqaadir Caarshe Dhaqaaje ayaa Daljir uga waramay shirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: