Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Daljir uga warbixiyaay Shirkii Maaliyada ee kismaayo ka furmay (dhegayso)

Shir lagu midaynayo canshuuraha dalka ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiirada maaliyadda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Waxaa la isku afgartay in si midaysan loo canshuuro qaadka, sigaarka iyo waxyaabaha kalle ee dalka soo galaya, sidoo kalena wajiga xiga loo gudbi doono midaynta canshuurta badeecadaha nolosha dadka taabanaya, wasiirka maaliyadda ee Puntland Cabduqaadir Caarshe Dhaqaaje ayaa Daljir uga waramay shirka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com