Ciidamada NISA oo xiray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

HomeWararka

Ciidamada NISA oo xiray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Ciidamada NISA ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xalay qabtay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiinta mucaaradsan xukuumadda m

Waxgaradka degaanka Dharoor ee Gobalka Bari oo Fariin u diray Wasaarada degaanka PL (dhegayso)
Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 28aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo (dhegayso

Ciidamada NISA ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xalay qabtay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiinta mucaaradsan xukuumadda madaxwayne Farmaajo.

Siyaasiga ayaa laga qabtay hoyga uu ka daganyahay magaalada Muqdisho oo u dhow garoonka Aadan Cadde, ilaa afar ka mid ah ilaaladiisa ayaa la xaqiiyay in lagu dilay howlgalka lagu soo qabanayay kadib markii ay rasaas ay kala horyimaadeen ciidamada NISA ee howlgalka fulinayay.

Siyaasiga ayaa magaalada Muqdisho ka waday kulamo ka dhan xukuumadda madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoona la sheegay inuu xiriir la lahaa dowladda Imaaraatka Carabta.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: