Waxgaradka degaanka Dharoor ee Gobalka Bari oo Fariin u diray Wasaarada degaanka PL (dhegayso)

Waxgaradka degaanka Dharoor ee Gobalka Bari oo Fariin u diray Wasaarada degaanka PL (dhegayso)

Waxgardka iyo odayaasha Deeganka dharoor iyo Mamulka Degmada isku shuban ee Gbolka bari ayaa ugu baaqay maamulka Puntland inay wax ka qabtaan samaynta ay roobabku uguaysten dhul daaqsimeed balaaran oo ku yaala toga dharoor ee degmada isku shuban .

Qaar kamid ah Odoshaada Degaanka dharoor ayaa kawarabxiyey sameeyntan ay ku yeesheen biyihii soo marey taga dhoroor waxaana ay sheegeen in dhul badan oo iskugu jira dhul beereed ay gabi ahaan ay biyaha jeexeen ,ayna dalbanayan in Wasarada deeganka Puntland wax kaqabato .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com