Wax ka Ogow Dhismaha Wadada Xiriirisa Jalam iyo Xarfo (dhegayso)

HomeWararka

Wax ka Ogow Dhismaha Wadada Xiriirisa Jalam iyo Xarfo (dhegayso)

Waxaa si habsamileh usocota wadadii laamiga ahayd ee iskuxiraysay jalam ilaa iyo xarfo taasm oo dhererkeeda uu gaarayo 80 kmtir,Wadadan ayaa dhismahe

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay (Daawo)
DFS oo sheegtay in la dilay saraakil ka tirsan Alshabaab
Gudoomiyihii Gobalka Hore ee Shabeelaha Hoose oo ka Hadlay Xaaladda Amaan ee Gobalka (dhegayso)

Waxaa si habsamileh usocota wadadii laamiga ahayd ee iskuxiraysay jalam ilaa iyo xarfo taasm oo dhererkeeda uu gaarayo 80 kmtir,Wadadan ayaa dhismaheeda waxaa iska kaashanaya shirkada isxiqaan iyo dowlada jarmalka oo dhaqaalaha kubaxaya wadadan bixinaaya.

Dhinaca kale Wadadan ayaa dhismaheeda Gabagabo ah waxaana ay soo socotay mudo 4bilood ah,iyadoona dhawaan labilaabi doono Wajigalabaad ee dhismaha Wadadan.

Mowliid maxamed kooshin ,waxa uu ka midyahay hoolwadeenada qaybta ka ah dhismaha wadadan Daljir Radio ayuu uga wamay siday wax u socdaan Wariye Xasan Heykal ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: