Shirwayne siyaasadda dhalinyarada dalka oo ka furmaya Muqdisho

HomeWararka

Shirwayne siyaasadda dhalinyarada dalka oo ka furmaya Muqdisho

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho shirwayne qaran oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo siyaasaddooda. Shirka

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho shirwayne qaran oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo siyaasaddooda.

Shirkan ayaa waxaa soo abaabulay wasaaradda dhalinyarada, shaqada, shaqaalaha iyo ciyaaradaha ee dowlada Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay dhalinyaro kasocda gobolada kale duwan ee dalka.

Golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyay siyaasad lagu horumarinayo dhalinyarada Soomaaliyeed, qodobadaasi oo shirkan lagu soo qaadi doono.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: