Maanhadal: Waxqabadka Xukumadda RW Xasan Cali Khayre (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

Maanhadal: Waxqabadka Xukumadda RW Xasan Cali Khayre (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Dhawadda Barnaamijka Maanhadal,kaas oo kusoo qaadano hadba moowduuci taagan,isla markaana ,waxaana Todobadk

Maanhadal: Maxay salka ku haysa jarista dhirta iyo dhoofinta la sheegayo in lagu hayo geedaha qaar
MAANHADAL: Saameyn noocee ah ayay ku lahaayeen badeecadaha ka imanjiray deegaanada Soomaaliland suuqa ganacsiga Puntland (dhegayso|daawo)
MAANHADAL: Maxaa uqab soomay madaxweyne Deni? 100 maalmood kadib xiligii doorashadiisa (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Dhawadda Barnaamijka Maanhadal,kaas oo kusoo qaadano hadba moowduuci taagan,isla markaana ,waxaana Todobadkan Barnaamijka uga hadli doona Waxqabadka Xukumadda Somaaliya ee uu hogaaminayo Xasan Cali khayre ,Maxay Xukumada qabatay intay jirtay,maxaa iska baddalay qorshihii Amaanka iyo Arrimo kale ayaan Todobaadkan kaga hadlaynaa Maanhadal.

Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Kaso jeedinaya Xarunta Daljir Boosaaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: