Maanhadal: Waxqabadka Xukumadda RW Xasan Cali Khayre (dhegayso)

Maanhadal: Waxqabadka Xukumadda RW Xasan Cali Khayre (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Dhawadda Barnaamijka Maanhadal,kaas oo kusoo qaadano hadba moowduuci taagan,isla markaana ,waxaana Todobadkan Barnaamijka uga hadli doona Waxqabadka Xukumadda Somaaliya ee uu hogaaminayo Xasan Cali khayre ,Maxay Xukumada qabatay intay jirtay,maxaa iska baddalay qorshihii Amaanka iyo Arrimo kale ayaan Todobaadkan kaga hadlaynaa Maanhadal.

Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Kaso jeedinaya Xarunta Daljir Boosaaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com