Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Amiirka dalka Qadar oo ku kulmay Istambul

HomeWararka

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Amiirka dalka Qadar oo ku kulmay Istambul

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani ayaa ku kulmay magaal

Soomaaliya oo aan lagu casuumin ka qaybgalka garroonka ugu wayn ee laga furayo Istambnuul
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 19aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Ciidamada Ruushka oo ugu dambayn la wareegay Magaalada Severodonetsk

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani ayaa ku kulmay magaalada Istambul ee dalka Turkiga.

Kulanka labada masuul ayaa qabsoomay kadib kulankii wayna ee Arbacadii hore kadhacay magaalada Istabul ee ay yeesheen dowladaha ku midaysan ururka iskaashiga dowladaha Islaamka ee uu marti geliyay madaxwayne Urdugan.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay dowladda Qadar taageerada baaxadda wayn ee ay siisay Soomaaliya iyo mashruuca labada boqol ee milyan ee dowladda Qadar ku deeqday.

Qadar ayaa bishii hore sheegay inuu fulinayo mashaariic ay ka mid yihiin wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, beeraha, waxbarashada iyo caafimaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: