Xubintii Ciyaaraha: Kulankii Jubaland & Galmudug oo Hakad ku Yimid (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Kulankii Jubaland & Galmudug oo Hakad ku Yimid (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Tartankii ciyaaraha gobolada oo Muqdisho ka socday ayaa hakad ku yimid ciyaar dhexmari lahayd xulalka Juba

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Tartankii ciyaaraha gobolada oo Muqdisho ka socday ayaa hakad ku yimid ciyaar dhexmari lahayd xulalka Jubaland iyo Galmudug kaddib qaraxii Muqdisho ka dhacay.

Naadiga Bayer Leverkusen ee Jarmalka ayaa diiday dalab ay kooxda Chelsea ku doonaysay ciyaaryahanka lagu magacaabo Leon Bailey.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: