HomeUncategorized

Baahin: Axad, Aug 21, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Muqdisho ka bixitaankii Al-shabaab kadib; M/weyne Shariif oo ka hadlay is-badellada dhacay; Sugidda amniga ee Muqdisho Al-shabaab kadib; R/wasaare Gaas oo ka hadlay qorshaha dawlada; Waftigii Puntland ee booqanayey degmooyinka gobolka Bari oo ku soo laabtay Bossaso, kana xog warrmay la-kulamadoodii.

Caption ...

?Wasiir u dawlaha Maamul Wanaaga ee Puntland oo aan ka waraysanay astaynta calanka, heesta & astaanka Puntland.
Baahin: Salaasa, 28 Jan 2014 -Caawa Iyo Daljir Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
Shirkii IGAD oo maantay kusoo dhammaaday Addis Ababa, laga soo saaray 25 qodob oo u badan arrimaha Soomaaliya.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: