Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliya General Cabdiweli jaamac gorod oo garoowe shalay sooo gaaray aya saaka booqday Xerada 54 ee duleedka waqooyi e

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxay ku heshiiyeen Guddoomiye Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed khadar? (daawo)
Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliya General Cabdiweli jaamac gorod oo garoowe shalay sooo gaaray aya saaka booqday Xerada 54 ee duleedka waqooyi ee garoowe halkaas oo xarun u ah cutubyo ka tirsan ciidanka cooga dalka oo dhawaan dawlada dhexe lagu wareejiyay .

Taliyaha oo khudbad u kheedshay ciidankaas ayaa ka hadlay iskudhafka ciidank axooga dalka iyo halku uu marayao xilliga .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayaa warbxintan garoowe ka sooo jeedinaya.

.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: