Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Xeradda Ciidanka 54-aad ee Garowe (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliya General Cabdiweli jaamac gorod oo garoowe shalay sooo gaaray aya saaka booqday Xerada 54 ee duleedka waqooyi ee garoowe halkaas oo xarun u ah cutubyo ka tirsan ciidanka cooga dalka oo dhawaan dawlada dhexe lagu wareejiyay .

Taliyaha oo khudbad u kheedshay ciidankaas ayaa ka hadlay iskudhafka ciidank axooga dalka iyo halku uu marayao xilliga .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayaa warbxintan garoowe ka sooo jeedinaya.

.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com