Degmadda Buraan oo laga dhagax dhigay Cisbitaal dadka loogu adeego (dhegayso)

Degmadda Buraan oo laga dhagax dhigay Cisbitaal dadka loogu adeego (dhegayso)

Degmada buraan ee heylaan ayaa waxa laga dhagaxx dhigay isbitaal wayn oo ah kii ugu horeeyay oo noociisa ah oo laga hirgaliyo degmada.

isbitaalkan ayaa waxaa dhismihiis iska kaashaday shacabka kudhaqan degmada buraniyo iyo dowlada hoose oo mudooyinkii udambeeyay shirar kala duwan kulahaa degmada.

Dhaqaalaha kubaxaya isbitaalkan ayaa lagu sheegay in ay gaarayso lacag dhan kudhawaad 200 oo kun oo doolar.

Hadaba Cbadiraxmaan Maxamuud Cabdiraxmaan Waa gudoomi Degmada Buraan , Wariye Raaqiyo ruun Maxamuud ayuu ugawaramay sida ay howsani kutimid .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com