Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray & Soo dhaweyn loo sameyaay (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray & Soo dhaweyn loo sameyaay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Somaliyeed ee Galmudug iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Gal

Madaxweyne hore Farmaajo oo Garoowe lagu soo dhaweyeey
Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madaxa Masruuca CIP Ee World Bank.
Maxaa sababay doolarka inuu hoos u dhaco Puntland ? (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Somaliyeed ee Galmudug iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug ,Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Cadaado kusoo dhaweyaay,Wasiiro ,Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Galmudug ,kuwaas oo u diyaarsana soo dhaweynta Madaxweynahooda.

Madaxweynaha oo Saxaafada kula hadlay halka lagu soo dhaweyaay ayaa shacabka uga mahaceliyaay soo dhaweynta ay u sameyeen shacabka,isago sheegay in shirkii muqdisho si wanaagsan kusoo dhamaday,wuxuna ka hadlay heshiiskii dhexmaray Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug,isago tilmaamay in guul uu kuso dhamaaday.

Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: