Madaxwayne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo ugu maqnaa dalka Masar

Alshabaab oo Weeraro Khasaare Geystey Ka Fulisey Gudaha Kenya
Maqaal: Geedi Socodka Nabadda Somaaliya
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo soo bandhigtay habka ay u qeybisay deeq waxbarasho oo laga helay dalka Masar

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo ugu maqnaa dalka Masar.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa ka qaybgalay shirkii khayraadka Afrika ee magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar, halkaasi oo uu kusoo bandhigay khayraadka ay hodanka ku tahay Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey magaalada Muqdisho labada golle ee dowladda faderaalka Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: