Culumadda Puntland oo Si Kulul uga hadlay Go’aankii Madaxweyne Trump uu Caasimada Yuhuuda ugu Aqoonsaday Qudus (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Puntland oo Si Kulul uga hadlay Go’aankii Madaxweyne Trump uu Caasimada Yuhuuda ugu Aqoonsaday Qudus (dhegayso)

iyadoo xalay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu saxiixay Mowqifkiisii ahaa in in Caasimada Isra’iil laga dhigo magaalada barakaysan ee Qud

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda oo xukuno Riday (Daawo)
Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho
Madaxweyne Mustafe oo xadhigga ka jaray xarun iyo qalab lagu baadho COVID-19

iyadoo xalay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu saxiixay Mowqifkiisii ahaa in in Caasimada Isra’iil laga dhigo magaalada barakaysan ee Qudus ayaa waxaa soobaxaya dhaleeceenta ka imanaysa wadamada Muslimka ah iyo dowladaha kale ee caalamka.

Sacuudiga oo ah hormuudka wadamada islaamka horayna xiriir dhaw ulalahaa dalka maraykanka ayaa kamid aha awadamada camaareeyay go,aankan uu saxiiyay Madaxweynaha Maraykanka.

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in xiriirka ay ujarayso dowlada maraykanka, waxaan meelobadan oo kamid aha dalka Falastiin lagadhigay dibadbaxyo looga soo horjeedo Go,aankaasi.

Hadaba Sacuudiga iyo Israa’iil maxay kala yihiin? Soo dowladda Sacuudiga ma aha tan dowladaha islaanka dagaalka ku haysa, sida yeman, suuriya, qadar, iyo Iran? Xaggeese Israa’iil Muslin kula dagaalantay? Su,aalahaasi iyo kuwo kale Waxaan Hordhignay Sheeq Cabdirisaaq Xuseen Ciise oo kamid aha Culimada Puntland, Wriye Xasan Heykal ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: