Gudoomiyaha deegaanka Daarusalaam: “Mashaariic loogu talagaly deegaanka ayaa loo leexiyay degaano kale oo aan loogu talagalin”

Gudoomiyaha deegaanka Daarusalaam: “Mashaariic loogu talagaly deegaanka ayaa loo leexiyay degaano kale oo aan loogu talagalin”

Gudoomiyaha deegaanka Daaruslaam ee degmada Gal- dogob ee gobolka Mudug xigtana xadka Puntland iyo Itoobiya ay wadaagaan oo caawa la soo xiriiray Radio daljir ayaa waxa uu ka hadlay Mashaariic horumarineed oo larabay in deegaanka lagu hormariyo taas oo ay meelkale uleexiyeen xubno katirsan dowlada Puntland iyo ganacsato .

Mashaariicdan oo ay dowlada Puntland usaxiiday deegaanka daarusalaam gaar ahaan dowladii faroole ,mudobadana soosocday ayaa waxaa kamid ahaa , Mashruuca Macjarrka Xoolaha lagu dajiyo iyo Mashruuca laabad oo ah Mashruuca kastamka degmada goldogob .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadka deegaanka ay arintaasi ad ugacarodeen ,waxaana uu dowlada kacodsaday in arintan ay waxkaqabato xaqna ay uleeyihiin dadka deegaanka in ay dowlada kahelaan waxa ay xaqa uguleeyihiin .

Hadaba Xiiray Salaad Gamacdiid , Waa Gudoomiyaha deegaanka daarusalaam , Wariye xasan Heykal ayuu ugawaramay waxa ay dadka deegaanka kacanayaan ee keentay in ay idaacada ulasooxiriiraan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com