Arday Gaaraysa 541 oo ka Qalin jabiyaay Jaamacada Bariga Africa Boosaaso (dhegayso)

Arday Gaaraysa 541 oo ka Qalin jabiyaay Jaamacada Bariga Africa Boosaaso (dhegayso)

Hoolka Jaamacada Bariga Africa ee Magaaladda Boosaaso waxaa lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo ay ku qalin jabinayen tiro arday ah oo gaaraysa 541 Arday,isuguna jira wilaal iyo gabdho,waxaana kaso qayb galay Masuuliyin ,Walidinta Ardayda iyo marti sharaf kala duwan.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com