Maddal Dhalinyaradda Ku Doodan oo laga Hirgaliyaay Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Maddal Dhalinyaradda Ku Doodan oo laga Hirgaliyaay Qardho (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa laga Hirgaliyaay Xarun Caweys oo dhalinyaradda Magaaladda Doodaha ku qabsadaan,taas oo noqonaysa mid ka caawinaysa dhalinyaradda inay isdhaafsadan Figradaha kala duwan. Xaruntan ayaa lagu Magacaaba Kaafia ,Waxaana kaso qayb galay Furitaanka Xaruntan Masuuliyiin katirsan Puntland iyo Maamulka degmadda Qardho. Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a253a930701002f4fbf588a/Warbixinta+kafiya+.mp3

Madaxweyne Xasan sheekh oo kenya gaaray
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )
Nabadoon Cismaan Ismaaciil Nuux ayaa lagu Caanashubay Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar (sawirro)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa laga Hirgaliyaay Xarun Caweys oo dhalinyaradda Magaaladda Doodaha ku qabsadaan,taas oo noqonaysa mid ka caawinaysa dhalinyaradda inay isdhaafsadan Figradaha kala duwan.

Xaruntan ayaa lagu Magacaaba Kaafia ,Waxaana kaso qayb galay Furitaanka Xaruntan Masuuliyiin katirsan Puntland iyo Maamulka degmadda Qardho.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: