Maddal Dhalinyaradda Ku Doodan oo laga Hirgaliyaay Qardho (dhegayso)

Maddal Dhalinyaradda Ku Doodan oo laga Hirgaliyaay Qardho (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa laga Hirgaliyaay Xarun Caweys oo dhalinyaradda Magaaladda Doodaha ku qabsadaan,taas oo noqonaysa mid ka caawinaysa dhalinyaradda inay isdhaafsadan Figradaha kala duwan.

Xaruntan ayaa lagu Magacaaba Kaafia ,Waxaana kaso qayb galay Furitaanka Xaruntan Masuuliyiin katirsan Puntland iyo Maamulka degmadda Qardho.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com