Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)

HomeWararka

Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa qaliin indha fiiqid ah oo lacag la.aan ah loogu sameyey 100 Qof oo u badan Waayeel.Dadkan indhaha lo

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo 1-ogoosto inta lagu jiro awaamiro so saaray (Daawo)
Wasiirka qorsheynta Puntland: “Qolyaha leh waagii Faroole isbaaro ayaa naloo dhigtay, anaguna hadda ayaan dhiganaynaa waa khalad”
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa qaliin indha fiiqid ah oo lacag la.aan ah loogu sameyey 100 Qof oo u badan Waayeel.Dadkan indhaha loogu fiiqay magaalada Gaalkacyo ayaa qaar kamid ah loo qalay labada indhood halka inta badan dadkaasi min hal il loogu fiiqay.

Qaar kamid ah dadkii Qaliinkaasi loogu sameyey magaalada Gaalkacyo ayaa ka mahad celiyey dadaalkii ay sameyeen dhaqaatiirta iyo Hawlwadeenada Caafimaad ee indha ugu fiiqay magaalada Gaalkacyo.

Wariye Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa Warbixintan Gaalkcyo kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: