Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Xili shalay ciidamadda dowladdda somaaliya ay la wareegeen degaanka Baladul imaan ee gobalka shabeelaha hoose ayaa waxay maanta soo bandhigeen hub iyo

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyada dilkii xalay Gaalkacyo loogu geystay sarkaal ka tirsan Dowladda Hoose.
Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka Hortimid Qorshe ay Waddo Xukuumadda Soomaaliya
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Xili shalay ciidamadda dowladdda somaaliya ay la wareegeen degaanka Baladul imaan ee gobalka shabeelaha hoose ayaa waxay maanta soo bandhigeen hub iyo qaraxyo .

Ciidamada Danab ee kumaandooska Somaaliya ayaa howlgalkan waxay ka sameyeen xafadaha degaankas ,waxayna kuso bandhigeen hub iyo qaraxyo ay kaso qabteen guryo ay daganayaan Cidamado katirsan Kooxda alshabaab ee dagaalka kula jirta dowladda somaaliya.

Daawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: