Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Maanta Gaaray Xudur

HomeWararka

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Maanta Gaaray Xudur

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhawaan kusoo biiray dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaan jiray dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maanta gaar

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Galdogob.
Madaxweynaha DFS oo Abaalmarin lagu gudoonsiyeey New York
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhawaan kusoo biiray dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaan jiray dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Safarkiisa ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii Hore ee Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Gooni, Xildhibaano iyo Xubno kale oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Maamulka gobolka Bakool ayaa kusoo dhaweeyay Magaalada Xudur Sheekh Mukhtaar Roobow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: