HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Jul 14, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Guddiga diyaarinta shirka wadatashiga Somalida oo kulamo la yeeshay madaxda dawlada federaalka ah; Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo deeq lacageed gaarsiiyey dad danyar ah; Kulan lagu gorfeeyey horumarinta dhaqanka & af-Somaliga oo lagu qabtay xarunta jaamacada PSU, Garowe; Dawlada hoose ee Buurtinle oo bilawday qorshe sare loogu qaadayo wax-qabadka degmada ee dhinacyada amngia & mashaariicda bulsheed.

Caption ...

Booliska Canada oo Baaritaan ku haya Dilal loo Gaystay Soomaali ku noolayd Edmonton
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Boosaaso)
R/Wasaare Gaas oo xafiiska ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Amb. Mahiga.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: