HomeUncategorized

Baahin: Sabti, Jul 09, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Bossaso. Sahan biyeed cilmiyaysan oo ka bilawday degmooyinka gobolka Bari; Rasaas lagu furay markab dagaal oo laga leeyahay Britain oo doonayey in uu ku soo xirto marsada Laas qoray; Gaadiidka dadweynaha ee magaalada Garowe oo shaqo joojin sameeyey, kuna sababeeyey sare u kac qiime shidaal; Wafti ka socda dawlada Puntland oo ku sugan Ufayn; Somali lagu laayey dalka Zambia; Gargaar loo fidinayo dadka ay abaartu saameeyeen oo ka bilawday Muqdisho.

Caption ...

Ururka shabaab oo sheegay in ay weerar ku qaadeen safarkii Madaxweynaha iyo dowladda oo beenisay
Maxkamada ku taala Scotland oo Nin Somali ah ku Heshay danbi Dil ah
Kulan lagu gorfeeyey nabadda gobolka Mudug oo lagu qabtay xarunta gobolka ee Galkacyo.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: