Guddoomiyaha Goldogob oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyey (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Goldogob oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyey (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Geldogob ee goblka Mudug ayaa beeniyay eedaymo uga yimid qaar kamid ah golaha deegaanka e degmadaasi. Ayaxle Faarax Maxam

Madaxwaynayayaasha dowlad goboleedyada oo hortagaya baarlamaanka
Dagaal udhexeeya laba maleeshiya beeleed oo ka dhacay Gobolka Galgaduud
Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya
Gudoomiyaha degmada Geldogob ee goblka Mudug ayaa beeniyay eedaymo uga yimid qaar kamid ah golaha deegaanka e degmadaasi.

Ayaxle Faarax Maxamed Gudoomiyaha degmada Geldogob ayaa Radio Daljir usheegay inaysan jirin wax xilkaqaadis ah oo lagu sameeyay 

Wuxuu sheegay in mooshin aan shirci ahayn ay keeneen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Geldogob

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uwaramay ugu horayna wuxuu waydiiyay xilkaqaadista lagu sameeyay?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: