Daawo yari kajirta isbitaalka magaalada Bali-busle ee gobolka Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Daawo yari kajirta isbitaalka magaalada Bali-busle ee gobolka Sanaag (dhegayso)

Daawo yari ayaa haatan lasoo sheegayaa inay ka jirta isbitaalka deegaanka Bali-busle oo katirsan gobolka Sanaag, sida uu radio Daljir uu u sheegay mad

SAAXMEEGAAG: Waxaa socda kulamo xal loogu raadinayo beelihii dagaalamay
Wasiiradda Cusub ee Haweenka Puntland oo Xilka Loo Dhaariyey
Ciidamadda Somaaliya & kenya oo rasaas isku waydaarsaday xadka labada dal

Daawo yari ayaa haatan lasoo sheegayaa inay ka jirta isbitaalka deegaanka Bali-busle oo katirsan gobolka Sanaag, sida uu radio Daljir uu u sheegay madaxa MCH-ka deegaankaasi.

Waxaa uu sheegay dawooyinka helidooda inay ku adagtahay oo kaliya MCHka uu yaalo buskudka nafaqada ee lasiiyo carruurta nafaqa darada ay haysato, kuwaasi oo iminka kasoo raynaya sidoodii hore.

Waxaa uu sheegay inuu ka codsanayo wasaaradda caafimaadka ee Puntland inay dawooyin soo gaarsiiso MCH oo bulsho badan ay ku tiirsanyihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: