Daawo yari kajirta isbitaalka magaalada Bali-busle ee gobolka Sanaag (dhegayso)

Daawo yari kajirta isbitaalka magaalada Bali-busle ee gobolka Sanaag (dhegayso)

Daawo yari ayaa haatan lasoo sheegayaa inay ka jirta isbitaalka deegaanka Bali-busle oo katirsan gobolka Sanaag, sida uu radio Daljir uu u sheegay madaxa MCH-ka deegaankaasi.

Waxaa uu sheegay dawooyinka helidooda inay ku adagtahay oo kaliya MCHka uu yaalo buskudka nafaqada ee lasiiyo carruurta nafaqa darada ay haysato, kuwaasi oo iminka kasoo raynaya sidoodii hore.

Waxaa uu sheegay inuu ka codsanayo wasaaradda caafimaadka ee Puntland inay dawooyin soo gaarsiiso MCH oo bulsho badan ay ku tiirsanyihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com