Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Kulan soo dhaweyn ah u Sameyeey Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti (Sawiro)

HomeWararka

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Kulan soo dhaweyn ah u Sameyeey Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti (Sawiro)

Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Da

Madaxweynaha maraykanka oo ilhaan cumar ugu baaqay inay iscasiho
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE MAGAALADA BOOSAASO MCI AYAA NOOGA WARAMAYA
Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)

Kullankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee Dalka iyagoona sidoo kale lagu soo dhaweeyey Magaaladda Muqdisho..

Waxaa Sanataradda Aqalka Sare ee Wafdiga Dowladda Jabuuti lakulmay Hogaaminayey Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare iyadoo Dhanka Jamuuriyadda Jabuuti uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas.

Cabdi Axmed Dhuxulow iyo Axmed Xaashi oo kamidda Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay in Wafdiga ka socda Dowladda Jabuuti siwaangsan loo soo dhaweeyey .

“Waxaan si-heer sare ah u soo dhaweynay Wafdiga Xildhibaanadda ah ee nooga yimid Jamuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti kuwaas oo ay inaga dhaxeeyaan wax badan oo dhankasta ah runtii waxaan rabnaa in aad soo dhaweyn intaan kabadan u sameyno”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: