Arday Baratay Daraasaadka Islaamka oo ka Qalinjabisay Machadka AL-Irshaad Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Arday Baratay Daraasaadka Islaamka oo ka Qalinjabisay Machadka AL-Irshaad Gaalkacyo (dhegayso)

Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabatay xaflad lagu sagootinyaya arday wax kabaratay machadka darasaadka islaamka al-irashad ee magalada Galkacyo. Ardaydaan oo gaaraysay 17 arday ayaa baratay shareecada islaamka qaybeheeda kala Gadisan iyo Luuqada Carabiga,iyado munaasabadda Qalinjabinta ay ku sugnayeen Masuuliyin kala duwan. Wariye Shafici abdulkadir ayaa warbixintaa kasoo diray Gaalkacyo http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a1988640a01008b0e8d3fa1/warbixinta+machadka+AL+IRSHAAD.mp3

Madaxweyne Kuxigeen Camay iyo Gurmad ku Wajahan Buuhoodle
Madaxweynaha Puntland oo Afur iyo Casho sharaf u Sameeyey Isimada Gobolka Mudug.
Madaxweynaha DFS oo Shacabka Somaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka

Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabatay xaflad lagu sagootinyaya arday wax kabaratay machadka darasaadka islaamka al-irashad ee magalada Galkacyo.

Ardaydaan oo gaaraysay 17 arday ayaa baratay shareecada islaamka qaybeheeda kala Gadisan iyo Luuqada Carabiga,iyado munaasabadda Qalinjabinta ay ku sugnayeen Masuuliyin kala duwan.

Wariye Shafici abdulkadir ayaa warbixintaa kasoo diray Gaalkacyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: