Arday Baratay Daraasaadka Islaamka oo ka Qalinjabisay Machadka AL-Irshaad Gaalkacyo (dhegayso)

Arday Baratay Daraasaadka Islaamka oo ka Qalinjabisay Machadka AL-Irshaad Gaalkacyo (dhegayso)

Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabatay xaflad lagu sagootinyaya arday wax kabaratay machadka darasaadka islaamka al-irashad ee magalada Galkacyo.

Ardaydaan oo gaaraysay 17 arday ayaa baratay shareecada islaamka qaybeheeda kala Gadisan iyo Luuqada Carabiga,iyado munaasabadda Qalinjabinta ay ku sugnayeen Masuuliyin kala duwan.

Wariye Shafici abdulkadir ayaa warbixintaa kasoo diray Gaalkacyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com