Ciidamada Puntland oo soo gabagabeeyey howlgalo ka dhan ah Daacish (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Puntland oo soo gabagabeeyey howlgalo ka dhan ah Daacish (dhegayso)

Ciidamada Puntland ayaa war kasoo saaray howlgalo muddo afar cisho qaatay oo ay ka fuliyeen deegaamada fogfog ee buuralayda ee u dhow degmada Qandala

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )
Waraysi Madaxweyne Gaas iyo Kulankii Safiirka Turkiga

Ciidamada Puntland ayaa war kasoo saaray howlgalo muddo afar cisho qaatay oo ay ka fuliyeen deegaamada fogfog ee buuralayda ee u dhow degmada Qandala ee gobolka Bari.

War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay inay burburiyeen saldhig ay ku dhuumaalaysanayeen kooxda Daacish, lana qabtay hub iyo waxyaabo loo adeegsado qaraxyada.

Hoos kadhegayso Khadar Cawl ayaa soo jeedinaya warbixinta ciidamada.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: