Madaxweynaha Cusub ee Dalka Zimbabawe oo Maanta Xilka la Wareegay

HomeWararka

Madaxweynaha Cusub ee Dalka Zimbabawe oo Maanta Xilka la Wareegay

Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii ho

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Garoowe (Daawo)
TOOS:- Hadal jeedinta Musharixinta Jubbaland Kismaayo
Dagaal ka socda magaalada Xeraale ee gobalka Galgaduud

Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e Dalkaasi Robert Mogabe.

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ay ka dhacday garoonka ciyaaraha magaalada Harare ee xarunta Dalkaasi Zimababwe,waxaana uu qaada markiiba dad gaaraya 60,000 qof.

Xoogaga mucaaradka Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ay ka dalbadeen hoggaamiyahan cusub in uu soo afjaro arrimaha musuq maasuqa oo dalkaasi hareeyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: