Shir la Xiriira Xeerka Warbaahinta Puntland oo Garowe lagu soo Gabagabeyeey (Sawiro)

Caasimadda Dowladda Puntland ee Garowe Waxaa maanta kusoo gabagaboobay Shir ku saabsan ,isla markaana looga arinsanyeey hirgelingta xeerka Warbahinta Puntland oo ay kasoo qayb galeen Garyaqaano, Garsoorayaal, xafiiska xaquuqu aaddanaha, iyo Masuuliyiin kasocota Wasaarada warfaafinta Puntland.

Shirkan oo shalay Furmay ,ayaa waxaa kaso qayb galay Wariyaal ka kala socda xarumaha Warbaahindeed ee degaanadda Puntland ,iyo Maamuladda Xarumahaas,Waxaana shirkan soo qaban qaabiyeey Ururka Warbaahinta Puntland ee Map.

Xeerka Warbaahinta Puntland oo waxkabedel lagu sameyeey Ayaa loo bandhigay dhamaan Wwariyaashi madasha ku sugnaa ,iyadoo laga dooday oo ad loo falanqeyeey Xeerka isbadalka lagu sameyeey.

dhinaca kale shirka ayaa looga hadlay Doorashadda Gudoonka Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo dhacaysa Bartamaha Bisha December,iyado laga hadlay qaabkii doorashadas ku dhici lahayd.

Hoos kadaawo Sawiradda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com