Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)

HomeWararka

Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)

Mashruuca wadada isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Benderbayla ayaa si rasmi ah xariga loogu jaray munaasbad kadhacday magaalada Qardho. Guddoo

Warbixin : Maalinta Ciidanka Booliska Somaliyeed (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Wasiirada Cusub ee Galmudug oo maanta xilka la wareegay

Mashruuca wadada isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Benderbayla ayaa si rasmi ah xariga loogu jaray munaasbad kadhacday magaalada Qardho.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Karkaar ayaa maanta daah furay mashruucan oo horay madaxwaynaha Puntland uu xariga uga jaray, dhanka kalle munaasbad lagu soo dhoweeynayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay magaalada Qardho.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixin ka diyaariyay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: