Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid  shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

Gaadiidka yaryar ee Bajaajta ee ka shaqeeya Garoowe, ahna gaadiidka ugu badan ee ay dadwaynuhu raacaan ayaa ku guda jira shaqo joojin. Shaqo joojinta gaadiidkan ayaa waxaa ka cabanaya shacabka magaalada Garoowe oo qaarkood ku tagi jiray xaafadaha fog iyo suuqyada. Hoos kadhegayso Faarax Yemeni oo warbixintan ka diyaariyay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a1584e30a0100ef5d5bb594/Warbixinta+dadka+Isticmaali+jiray+gaadiidka+Bajaajta+oo+kacabanaya+caqabad+inay+ku+noqotay+inay+dhakhso+usoo+gaaraan+suuqa+by+Axmed+Sheekeeye+.mp3  

Nuxurka Khudbada Madaxweyne Farmaajo iyo waxa laga dhadhansankaro (daawo)
Ardayda Doolow oo Fariin u diray Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya (Sawiro)
Guddiga Abaaraha ee Dowlada Federalka oo maanta ku shiraya Muqdisho

Gaadiidka yaryar ee Bajaajta ee ka shaqeeya Garoowe, ahna gaadiidka ugu badan ee ay dadwaynuhu raacaan ayaa ku guda jira shaqo joojin.

Shaqo joojinta gaadiidkan ayaa waxaa ka cabanaya shacabka magaalada Garoowe oo qaarkood ku tagi jiray xaafadaha fog iyo suuqyada.

Hoos kadhegayso Faarax Yemeni oo warbixintan ka diyaariyay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: